Sifaadka
Sowjada Saalixadda ah.
1) Waxaa lagu yaqaan inay tahay qof had iyo jeer adeecda Ilaaheed
oo haddana saalixad ah.
2) Waxaa lagu
yaqaan inay tahay tii xafidda maalka ninkeeda iyo jirkeedaba marka
uu maqan yahay.
3) Waa midda
uu farxo ninkeedu haddii uu fiiriyo, haddii uu amrana waa tii
addeecda.
4) Waa tii
laasinta gurigeeda oo aan kabixin, amarka ninkeeda la’aantiis.
5) Waa midda
had iyo jeer ku-salaanta ninkeeda waji faraxsan iyo dhoolacaddayn.
6) Waatan
had iyo jeer Alle uga mahad-celisa ninkeeda, maadaama uu yahay
kii reerka ushaqaynayey, isla markaasna uu yahay carruurteeda
kii dhalay.
7) Marka ay
wax waydiisanayso ninkeeda, waa tii doorata waqtiga wanaagsan
iyo hadalka wanaagsan.
8) Waxay astaan
u leedahay dabeecad badan.
9) Waatan
aan gurigeeda kabixin iyadoo dharkeedu qarriban yahay.
10 ) Ma aha
mid ninkeeda ku qaylisa marka ay wada hadlayaan.
11 ) Waxay
ku waanisaa ninkeeda inuu xiriiriyo Waalidkiis, walaalihiis, riximkiisa
iyo saaxiibbadiis.
12 ) Waa midda
khayrka falid badan, kuna dadaasha faafintiisa.
13 ) Waa tan
runta dhar kadhigata, kana fogaata beenta iyo ehelkeeda.
14 ) Waa midda
ku-barbaarisa carruurteeda jacaylka Ilaahay iyo rasuulkiisa, kuna
saacidin carruurta wax uusan ninkeedu raalli ka ahayn oo xumaan
ah, sidoo kale waa tii barta ixtiraamka aabahood.
15 ) Waa mid
aan caro badnayn, haddana aan aqoon laab- lakaca.
16 ) Waxay
aad uga fogtahay Kibirka, is-cajabinta iyo isla weeynanka.
17 ) Waa tii
had iyo jeer ka laabta indhaheeda aragga xumaanta, hadday gurigeeda
xaajo darteed uga baxdo.
18 ) Waatan
aan kujeesjeesin dariskeeda iyo dadka isla markaana aan xaqirin
umadda.
19 ) Waa tan
aan jeclayn dhaldhalaalka adduunka isla markaasna aan iloobin
jannada ilaahay.
20 ) Waa midda
had iyo jeer rabbigeed talo saarata, haddii wax ka xumaadaanna
aan quusan.
21 ) Waa mid
si dhammaystiran ugudata cibaadada Alle kufaral yeelay.
22 ) Waatan
si buuxda u og in ninkeedu yahay Sayidka gurigiisa, isaguna uu
yahay kan maamula.
23 ) Waa midda
ka xusta rabbigeed(carrabka iyo qalbigaba), had iyo jeerna aan
iloobin.
24 ) Waa midda
aan had iyo jeer sheegsheegin wixii ay Ilaahay dartiis u qabatay
oo wanaag ah.
25 ) Waa tii
qirata dambigeeda, haddii uu khalad kadhacana weydiisata cafis
ninkeeda.
26 ) Waa tan
aan soomin soon Sunne ah, ninkeeda oo raalli ka ah mooyee.
27 ) Waa midda
aan isu ekaysiin ragga, xagga hadalka, socodka iyo dharxirashadaba.
28 ) Waa midda
had iyo goor ogsoon weeynanka xaqa ninkeeda, kuna raalli galisana
ninkeeda wixii aan macsi ahayn oodhan.
29 ) Waa midda
aan dhaleecayn ninkeeda, isla markaasna aan kudhibin wuxuusan
awoodi Karin.
30 ) Waa midda
qarisa quruxdeeda iyo jirkeeda, ninkeeda mooye.
31 ) Waatan
lagu yaqaan xishood badan iyo asturnaan.
32 ) Waa midda
aan soo gelin gurigeeda qof uusan ninkeedu raalli ka ahayn.
33 ) Ma-diiddo
ninkeeda, haddii uu ugu yeero sariirtiisa.
34) Waatan
ninkeedu uu layaabo quruxdeeda MUUQATA xagga(nadaafadda &labiska)
iyo tan QARSOON xagga(diinta & Taqwada).
35 ) Waxay
kaloo caan kutahay, ma aha tii fidisa sirta ninkeeda iyo gurigeeda.
36 ) Waa midda
aan ku kallifin ninkeeda wax uusan awoodi Karin oo adduun ah.
37) Ma aha
mid hub ka dhigata, quruxdeeda, yaraanteeda ama maalkeeda.
38 ) Waa tii
had iyo jeer ka shukri naqda wax walba oo ay hesho, haba ahaadeen
wax yar e.
39) Waa midda
aan kadalbin furriin joogta ah ninkeeda, sabab la’aan.
40 ) Waxay
ninkeeda u muujisaa kal-gacal iyo jacayl dhan walba ah, waxayna
si xiiso leh u dhagaysataa marka uu hadlayo.
41) Waa midda
ku-taageerta ninkeeda wixii khayr ah oo uu falayo, lana garabtagaan
waanooyinka wanaagsan iyo dhiiri gelinta suuban.
Lasoco qaybta
dambe oo aan kufiirin doono Sifooyinka Sawjka Saalixa ah inshaa
Allaah
1) Waxaa lagu
yaqaan inay tahay qof had iyo jeer adeecda Ilaaheed oo haddana
saalixad ah.
2) Waxaa laguyaqaan
inay tahay tii xafidda maalka ninkeeda iyo jirkeedaba marka uu
maqan yahay.
3) Waa midda
uu farxo ninkeedu haddii uu fiiriyo, haddii uu amrana waa tii
addeecda.
4) Waa tii
laasinta gurigeeda oo aan kabixin, amarka ninkeeda la’aantiis.
5) Waa midda
had iyo jeer ku-salaanta ninkeeda waji faraxsan iyo dhoolacaddayn.
6) Waatan
had iyo jeer Alle uga mahad-celisa ninkeeda, maadaama uu yahay
kii reerka ushaqaynayey, isla markaasna uu yahay carruurteeda
kii dhalay.
7) Marka ay
wax waydiisanayso ninkeeda, waa tii doorata waqtiga wanaagsan
iyo hadalka wanaagsan.
8) Waxay astaan
u leedahay dabeecad badan.
9) Waatan
aan gurigeeda kabixin iyadoo dharkeedu qarriban yahay.
10 ) Ma aha
mid ninkeeda kuqaylisa marka ay wada hadlayaan.
11 ) Waxay
kuwaanisaa ninkeeda inuu xiriiriyo Waalidkiis, walaalihiis, riximkiisa
iyo saaxiibbadiis.
12 ) Waa midda
khayrka falid badan, kuna dadaasha faafintiisa.
13 ) Waa tan
runta dhar kadhigata, kana fogaata beenta iyo ehelkeeda.
14 ) Waa midda
ku-barbaarisa carruurteeda jacaylka Ilaahay iyo rasuulkiisa, kuna
saacidin carruurta wax uusan ninkeedu raalli ka ahayn oo xumaan
ah, sidoo kale waa tii barta ixtiraamka aabahood.
15 ) Waa mid
aan caro badnayn, haddana aan aqoon laab- lakaca.
16 ) Waxay
aad uga fogtahay Kibirka, is-cajabinta iyo isla weeynanka.
17 ) Waa tii
had iyo jeer ka laabta indhaheeda aragga xumaanta, hadday gurigeeda
xaajo darteed uga baxdo.
18 ) Waatan
aan kujeesjeesin dariskeeda iyo dadka isla markaana aan xaqirin
umadda.
19 ) Waa tan
aan jeclayn dhaldhalaalka adduunka isla markaasna aan iloobin
jannada ilaahay.
20 ) Waa midda
had iyo jeer rabbigeed talo saarata, haddii wax ka xumaadaanna
aan quusan.
21 ) Waa mid
si dhammaystiran ugudata cibaadada Alle kufaral yeelay.
22 ) Waatan
si buuxda u og in ninkeedu yahay Sayidka gurigiisa, isaguna uu
yahay kan maamula.
23 ) Waa midda
ka xusta rabbigeed(carrabka iyo qalbigaba), had iyo jeerna aan
iloobin.
24 ) Waa midda
aan had iyo jeer sheegsheegin wixii ay Ilaahay dartiis u qabatay
oo wanaag ah.
25 ) Waa tii
qirata dambigeeda, haddii uu khalad kadhacana weydiisata cafis
ninkeeda.
26 ) Waa tan
aan soomin soon Sunne ah, ninkeeda oo raalli ka ah mooyee.
27 ) Waa midda
aan isu ekaysiin ragga, xagga hadalka, socodka iyo dharxirashadaba.
28 ) Waa midda
had iyo goor ogsoon weeynanka xaqa ninkeeda, kuna raalli galisana
ninkeeda wixii aan macsi ahayn oodhan.
29 ) Waa midda
aan dhaleecayn ninkeeda, isla markaasna aan kudhibin wuxuusan
awoodi Karin.
30 ) Waa midda
qarisa quruxdeeda iyo jirkeeda, ninkeeda mooye.
31 ) Waatan
lagu yaqaan xishood badan iyo asturnaan.
32 ) Waa midda
aan soo gelin gurigeeda qof uusan ninkeedu raalli ka ahayn.
33 ) Ma-diiddo
ninkeeda, haddii uu ugu yeero sariirtiisa.
34) Waatan
ninkeedu uu layaabo quruxdeeda MUUQATA xagga(nadaafadda &labiska)
iyo tan QARSOON xagga(diinta & Taqwada).
35 ) Waxay
kaloo caan kutahay, ma aha tii fidisa sirta ninkeeda iyo gurigeeda.
36 ) Waa midda
aan ku kallifin ninkeeda wax uusan awoodi Karin oo adduun ah.
38 ) Waa tii
had iyo jeer ka shukri naqda wax walba oo ay hesho, haba ahaadeen
wax yar e.
39) Waa midda
aan kadalbin furriin joogta ah ninkeeda, sabab la’aan.
40 ) Waxay
ninkeeda u muujisaa kal-gacal iyo jacayl dhan walba ah, waxayna
si xiiso leh u dhagaysataa marka uu hadlayo.
41) Waa midda
ku-taageerta ninkeeda wixii khayr ah oo uu falayo, lana garabtagaan
waanooyinka wanaagsan iyo dhiiri gelinta suuban.
Lasoco qaybta
dambe oo aan ku fiirin doono Sifooyinka Sawjka Saalixa ah inshaa
Allaah.