|
MAAHMAAHYO
Maahmaahdu waa qayb ka mid ah suugaanta Somalida kana kooban tixo xambaarsan
xikmad marmarna qeexan marna maldahan, intooda badana lama yaqaan cid
samaysay iyo goor la sameeyay. Mahamaahda si gooni ah ayaa loo isiticmaalaa
waana waxa qudha ee had iyo jeer ku jira hadalkeena, waxay soo koobtaa
hadal aad in badan odhan laheyd, badanaa waxa isticmaala qofba qofkuu
ka dalyaqaanno, ka waayo aragsanyahay, kana afatahansanyahay ama uu ka
aqoon weyn yahay. Erayga A
Erayga B Erayga
C Erayga
D
|