Somaliroots

Kanaal Laga Daawan Doono Shirka Dib U heshiisinta Kenya OO Sabtida Si Rasmi ah u Howl Geli Doona.

Wararka naga soo gaaraya college-ka Mbaghati ayaa waxay sheegayaan in habeenimada Sabtidu ay soo galeyso ay dadka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan si toos ah u daawan doonaan isaga oo muuqaal shirka dib u heshiisiinta ee ka soconaya dalka Kenya .

Isku xirka taleefishinkan oo uu injineer ka yahay nin u dhashay dalka K/Afrika ayaa soo geli doona habeen kasta 7:55 fiidnimo xilliga Muqdisho wuxuuna hwada ka bixi doonaa 8:55 habeenimo ee xilliga Muqdisho, waxaana soo dhoweeyay talaabadan shacabka Soomaaliyeed oo daneynayay daawadashada shirkaasi.

 

 

Fadlan wixii warar aad heyso ku soo dir

Emailkan hoos ku xusan:

Alfaproduction@yahoo.com

 

 

Alfaproduction