
| Peace
is a journey of a thousand miles and it must be taken one step at
a time |
| Aroos Wacan Aroos Wacan Aroos Wacan Aroos Wacan |
|||
|
HAMBALYO HAMBALYO
Caadil & Jiija Anagoo kala ah Dhamaan Maamulka Shabagadaha Somaliroots.com, Somaliweyn.com, Somalipost.com, Abwaanada, Hobolada, Fanaaniinta, Dhalinyarada iyo Asxaabta Somali Hall of Fame, Qaraabada iyo Ehelka Arooska iyo Aroosada Gaar ahaan Labada waalid iyo walaalaha oo kala ah. Cali Naji ,Xaaskiis Maryan Camir Iyo carurteeda Axmed Naji ,Xaskiisa iyo Carurtiisa Najiib Naji ,Xaskiis iyo Carurtiisa Antar Naji ,Xaskiis iyo Carurtiisa Muxsin Naji ,xaskiis iyo Carurtiisa Khalid Naji ,xaskiis iyo Carurtiisa Zahra Naji ,Ninkeeda iyo Carurteeda Khadijo Naji iyo Carurteeda Raxma Naji iyo Ninkeeda ___________ Khadija Cali iyo carurteeda --------------------- Ruumi Sheekh Saciid iyo Ninkeeda Maxamed sh. saciid iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa Daadir sh. saciid iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa Abuukar sh.saciid iyo xaaskiisa iyo caruurtooda Sahra sh.saciid iyo caruurteeda iyo hooyo caasho Mulki Sh.Saciid iyo Ninkeeda iyo caruurteeda Nuha Sh. Saciid iyo Hooyadeed Luuna Sheekh -------------------------------- Walaalaha Reer SHAAMO iyo Xaasaskooda iyo Hooyo Maryan Maxamed -------------------------------- Abdiwahaab Antar Naji Xaaskiisa iyo Caruurtooda Khalid & Cadila iyo Caruurtooda Labiib Cali Naji & Luise iyo Caruurtooda Xamza Axmed Naji & Ashwaaq Cali Naji iyo Caruurtooda --------------------------- Faadumo Camir iyo Carurteeda Caasha Camir iyo Carurteeda Saciid Camir ,xaskiisa iyo Carurtiisa Maxamed Caamir ,xaskiisa iyo Carurtiisa Xusayn Camir ,xaskiisa iyo Carurtiisa Abukar Camir iyo xaskiisa ------------------------------- Yacquub Ibraahim, xaskiisa iyo carurtiisa Yaxya Yaquub ,xaskiisa iyo carurteeda Jija Yacquub iyo carurteeda Cabdalla Yacquub ,xaskiisa iyo carurtooda ----------------------------------------- Xajiya Amina Cumar iyo Carurteeda Jija Bashir Qoslaaye iyo Carurteeda Biibi Cawuud Cumar Iyo caruurteeda -------------------------------- Dhamaan walaalaha reer xaaji maxamed Abuukar (xaaji gaal) --------------------------------- Dhamaan Dadkaas u kala nool London, Denmark, Holland, USA, Canada, Yemen iyo Somalia ------------------------------------- Waxey Hambalyo u Dirayaan Caadil Cali Naji Iyo Jiija Amin Caamir oo Dhowaan Ku’Aqal galay Magaalada Montreal ee Dalka Kanada. Waxaana Ilaah ugu baryeenaa in caruuska iyo caruusada guurkooda uu noqda guurkii lagu nasto oo lagu nagaado, ubad kheyr qabana Ilaah kala siiyo. Aamiin -----------------------------------------------
UK & Ayaan
Anagoo kala ah Dhamaan Abwaanada, Hobolada, Fanaaniinta, Dhalinyarada iyo Asxaabta Somali Hall of Fame, Qaraabada iyo Ehelka Arooska iyo Aroosada Gaar ahaan Labada waalid oo Kala ah (Hooyo Hinda Ahmed Guled, Hooyo Cudbi Maclim Mohamud) iyo walaalaha oo kala ah, Farxiya Abokor Ali Adan, Ahmed Abdikarim Ali, Ilham Abdikarim Ali, Mohamed Abdikarim Ali Faadumo sheeko Xariir, shukri Sheeko Xariir, shuun Sheeko xariir, farxan Sheeko Xariir, Salma Sheeko Xariir, Muse sheeko Xariir, Muse sheeko Xariir,Abdihakim sheeko Xariir, Yasin sheeko Xariir, Hodan sheeko Xariir iyo Abdirahmaan sheeko Xariir waxaan Hambalyo iyo bogaadin u diraynaa Yusuf Kowneyn Mohamed Xusein(UK) Iyo Ayaan Abokor Ali Adan oo
Taariikhdu Markey Aheyd 5ta Bisha December 2003 isku Mehersaday
Shifani banquet Hall, Magaalada Toronto, ee Dalka Kanada. Waxaana
Ilaah ugu baryeenaa in caruuska iyo caruusada guurkooda uu noqda
guurkii lagu nasto oo lagu nagaado, ubad kheyr qabana Ilaah kala
siiyo. Aamiin.
|
div | Caadil & Jiija
UK & Ayaan
Idinkana Abaartoo Abwaan Mowlid Curjin
Abwaan Mowliid Hassan Curjin
|
|
Somali Links
|
|||
This Whole Homepage was created by Alfaproduction If you have any comments,
Please send them to Sroots@hotmail.com
Copyright © 2003 Somaliroots.com