| Somaliroots |
Xidig Ka mid ah xiddigaha Toronto ugu Caansan.
SINGER: Ahmed Warsame (Amadeo) Wareysi Gaaban oo ay La yeelatay Somaliroots Fanaanka Ahmed Warsame (Amadeo) Fanaanka caanka ah ee Ahmed wasame kuna magac dheer (Amadeo) wuxuu fankiisi ka soo unkumay magaalada Toronto Ka dib markii uu ku biiray 1996 Kooxda Royal Band oo aheyd kooxihii ugu caansanaa Sagaashameeyadii Dalalka Qurbaha gaar ahaan Magaalada Toronto ee Dalka Canada. Fanaanka Amadeo oo Norht America aad Loogu Jecelyahay wuxuu soo maray heerar kala duwan oo lama ilaawaan ah. Amadeo oo Dhalintu ku tilmaamaan xidig xiddigaha Toronto ka dhex muuqda waxa uu fanaanka qaadaa heeso dabacsan iyo kuwo kulul , wuxuuna fanaanka heesaha uu qaado ka mid ah heesaha Hobolkii Xasan Aadan Samatar SINGER: Ahmed Warsame (Amadeo)
Amadeo heesaha dabacsan ee uu ku luuqeeyo ka sokow waa fanaan debeecad wanaagsan oo aad arkeyso markaad joogto Rugtiisa Ganacsiga Dhamaan Hobolada iyo abwaanada ku nool Norht Ameriika oo soo booqanaya markasta. Fanaanka wuxuu soo wadaa oo fooda idinkugu soo haya Album Cusub oo uu muddo ku howlanaa Albumkaasoo Taariikhda uu soo bixi doona dib aanu idinkaga soo Sheegi doono.
|
Alfaproduction |