MAAHMAAHYO
Maahmaahda Qaybta "E" ka Kacda
.
1. Erray nimaan dhaafin odday ma dhalin. 2. Ey is cunaysaa waraabe iskama celiso. 3. Eydin geel kolba waa ninkii ku danbeeya. 4. Eygii oo laf diiday ma noola.
Maahmaahyo