|
Rajo Film HAVE YOU
EVER HEARD THE NEW SOMALI FILM "Rajo"? Filimkan
cusub ee Rajo oo ka Soo bixi doona Gobolka Ohio ee Dalka Mareykanka waa
Filim qiimo weyn iyo qiso qaali ah. Rajo
wuxuu ku saabsan yahay dhibaatooyinka dhaca maalin walba, ama dhici karaba.
Filimkan oo
ay isugu tageen Jilayaasha ugu Caansan Soomaalida degan Waqooyiga Ameerika.
Dhanka muusiga waxaa iska kaashaday fanaaniin caan ah oo idiin soo bandhigaya
Music casri oo idiin raaligelia iyo weliba Kaban aad u macaan. Rajo
Film halkan ka daawo
Click Here Hadaad u baahato Faahfaahin intaa ka badan kala xiriir Olol Studio Tell: 614-447-3000
|