![]() |
||
SOMALI HALL OF FAME Somali hall of fame waa xuruntii Hoyga fanka iyo Suugaanta Soomaaliyeed ee ugu horeeyey ee laga furo North America iyo yurub qaas ahaan magaalada Toronto eee dalka Canada 4 tii bishii maarso 1994kii oo ku beegneyd maalin ciid ah. Waxaana dhidibada u aasay Furitaaanka Dukaankaas Dhalinyaro saaxiibo ah oo kala ah: Mohamed
Deeq Abdulqadir Abokor (Alfa) Dhalinyaraaas waxay arken baahida loo qabo Horumarinta Fanka iyo suugaanta soomaaliyeed, ayaa aad waxay ugu dadaaleen iney isku keenaan in ka baddan 1600 Cajaladood oo laga kala soo ururiyey Dalal kala duwan, sida Jaaliyada soomaaliyeed ee ku dhaqan Carabta. 20 maalmood ee ugu horeeyey wuxuu Dukaanka Lahaa Magacyo kala duwan ugu dambeyntiina waxay go aan sadeen in ay u daayaan (Somali hall Of Fame). Hadaba soo if bixii dukaankan dad badan ayaa gacan ka geystay , gaar ahaan waxaa xusid lama ilaawaan ah mudan: 1.
Caasha Faarax guure Dukaankan oo soo maray Heerar kala duwan oo lama Ilaawaan ah waxaa hadda Maamule ka ah Abdulaahi Mohamed (Tusbax) oo isaga noqday Mulkiilihii ugu dambeeyey ee la wareega xilka Fanka iyo suugaanta Soomaliyeed ee Somaali Hall Of Fame sanadka markuu ahaa 2002. Dukaanka Hall OF Fame wuxuu soo saaray Cajalado badan oo muusik casri ah lagu tumay oo ay ka mid yihiin: 1.
Albumka Wadheer ee uu ku luuqeeyo Hobalkii Hassan adan Samatar
This Whole Homepage was created by Alfaproduction If you have any comments, Please send them to Sroots@hotmail.com Copyright © 2003 Somaliroots.com |
||