|
Nairobi-07.January.2005

Wararka
ka imaanaya Magaalada Nairobi ayaa sheegaya in goor dhaw uu Ra'iisulwasaaraha
DFKMG ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi uu magacaabey Golaha wasiirada
oo ka mid ah Golaha Wasiirada ee Xukuumada.
Xaflad
lagu qabtey Xarunta Mbagati ee Magaalada Nairobi ayaa sheegaya Ra’isulwasaarahu
wuxuu ku soo gudbiyey Magacyada Golaha Wasiirada, Wasiiro ku xigeenada
iyo Wasiiro Dawlayaasha.
Golaha
Wasiirada ee uu shaaca ka qaadey Prof.Cali Maxamed Geedi ayaa inta
badan waxay yihiin Golihii hore ee uu ridey Baarlamanka, marka laga
reebo tiro yar oo ah wasiiro cusub.
Golaha
Wasiirada Cusub ayaa waxaa ka mid ah
Ra’iisul
wasaare ku xigeeno
1.Eng
Xusseen Maxamed Faarax Caydiid
2.Dr Maxamed Cabdulaahi Jaamac Sifir
3.Dr Saalim Caliyoow Ibroow
Wasiirada
1.Wasiirka
Arimaha Dibada Prof Cabdulaahi Sh Ismaaciil
2.Wasiirka
Arimaha Gudaha Eng Xussen Maxamed Faarax Caydiid
3.Wasiirka
Garsoorka Sh Adan Maxamed Nuur
4.Wasiirka
Amniga Qaranka Maxamed Qanyare Afrax
5.WasiirkaTastuurka&
Arimaha Federaalka Cabdalla Deeroow Isaaq
6.Wasiirka
Qarshaynta Qaranka& Iskaashiga Gobolka Cabdi Risaaq Cismaan
Xasan
7.Wasiirka
Horumarinta Daryeelka Qoyska Fowziyo Maxamed Sh Ibraahin
8.Wasiirka
Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Ibraahin Maxamed Isaaq
9.Wasiirka
Beeraha Xasan Maxamed Nuur Shaati Guduud
10.Wasiirka
Kaluumaysiga iyo Khayraadka Bada Xasan Abshir Faarax
11.Wasiirka
Batroolka Yusuf Maxamed Axmed Xaraare
12.Wasiirka
Howlaha guud iyo Guryeenta Cusmaan Xasan Cali Caato
13.Wasiirka
Dakadaha iyo Gaadiidka Bada Cali Ismaaciil Cabdi Giir
14.Wasiirka
Cirka iyo Dhulka Ibraahin Adan Xasan
15.Wasiirka
Gaashandhiga C/raxmaan Maxamed Cali
16.Wasiirka
Ganacsiga Al Xaaj Muse Sudi Yalaxow
17.Wasiirka
Macdanta iyo Biyaha Maxamed Salaad Nuur
18.Wasiirka
Horumarinta Iskaasha tooyinka Maxamed Cabdulaahi Kaamil
19.Wasiirka
Daryeelka Naafada iyo Agoonta Xussen Ceelaabe Faahiye
20.Wasiirka
Tamarta Maxamed Nuuraani Bakar
21.Wasiirka
Boostada iyo Isgaarsiinta Cali Axmed Jaamac
22.Wasiirka
Warshadaha Cabdi Maxamed Tarax
23.Wasiirka
Dhulka iyo Deegaamaynta Moowliid Macaane Maxamuud
24.Wasiirka
Horumarinta Reer Miyaga Maxamed Maxamuud Guulayd Gacmodheere
25.Wasiirka
Dib u dhiska iyo dib u dajinta Bare Adan Shire Bare Hiiraale
26.Wasiirka
Caafimaad Dr Cabdi Casis Sh Yusuf Sh Ibraahin
27.Wasiirka
Waxbarashada Cali Cabdulaahi Cosoble
28.WasiirkaTacliinta
Sare Xussen Maxamed Sh
29.Wasiirka
Hidaha iyo Dhaqanka Cabdi Xaashi Cabdulaahi
30.Wasiirka
Deegaanka & Maraynta Aafooyinka Maxamed Osman Maye
31.Wasiirka
Iskaasho Goboleedka Ismaaciil Maxamed Hure Buubaa
32.Wasiirka
Hantida Qaranka iyo qalabaynta Maxamuud Sayid Adan
33.Wasiirka
Dalxiiska iyo Duurjogta Maxamuud Maxamed Xayd
34.Wasiirka
Warfaafinta Maxamed Cabdulaahi Kaamil
35.Wasiirka
Dib u heshiisinta Jaaliyadaha Dibada Sh Adan Sh Maxamed
36.Wasiirka
Lacagta Dr. Cabdi Kariim Axmed Cali
37.Wasiirka
Dhaqan Celinta iyo Tababarada Maleeshiyooyinka Bootaan Ciise Caalin
38.WasaaradaAwqaafta
Arimaha Diinta Cumar Maxamed Finish
39.Wasiirka
Shaqada iyo Horumarinta Shaqaalaha Saalax Cali Faarax
40.Wasiirka
Dhalinyarada iyo Isboortiga Cabdulaahi Jaamac Daakir
41.Wasiirka
Cilmiga iyo Tajnoolijiyada Xasan Jaamac
Wasiiro
ku Xigeenada
1.Wasiiru
ku xigeenka Arimaha Dibada Xasan Axmed Jaamac
2.Arimaha
Diinta iyo Awqaafta Sh Maxamed Nuur
3.Badroolka
Ibraahim Xuseen Cali Saalax
4.Beeraha
Maxamed Cali Bilaal
5.Boostada
iyo Isgaarsiinta C/kaafi Macalin Xasan
6.Caafimaadka
Dr Cusmaan Maxamed Maxamuud Dufle
7.Dalxiiska
& Duurjoogta Geele Maxamed Adan
8.Amniga
Qaranka Cabdi Rashiid Maxamed Xidig
9.Tastuurka
iyo Arimaha Federaalka Maxamed Axmed Kulan
10.Dhalinyarada
Isboortiga Bashiir Maxamed Adan
11.Dib
u dhiska iyo dib u dajinta C/kariim Cige Guuled
12.Gaashaandhiga
Cumar Adan Xasan
13.Gaadiidka
Cirka iyo Dhulka Cabdulaahi Axmed Cabdulle
14.Ganacsiga
Amiin Axmed Sh
15.Garsoorka
Yuusuf Maxamed C/qaadir
16.Howlaha
Guud iyo Guryeenta Cusman Xasan Cali "Caato"
17.Wasaarada
Tacliinta C/rixmaan Maxamed
18.Xanaanada
Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Cabdi Axmed Dhuxuloow
19.Dhaqan
Celintaiyo Tababarada Maleeshiyooyinka Dr. Xasan Isaaq Yacquub
20.Iskaashi
Goboleedka Deeqo Jaamac Col ujoog
21.Kaluumaysiga
iyo Khayraadka Bada Dr C/qaadir Nuur Caraalle
22.Maaliyada
Maxamed Xasan braahin
23.Wasaarada
Qorshaynta Qaranka iyo Iskaashiga Caalamiga Ciise Wehliya Maalin
24.Wasaarada
Shaqada iyo Shaqaala C/qaadir Sh Maxamed Nuur
25.Wasarada
Warfaafinta Salaad Cali Jeelle
26.Wasaarada
Warshadaha Cabdulaahi Cabdi
27.Wasarada
Arimaha Gudaha Fahgmo Axmed Nuur
28.Wasaarada
Dakedaha Gaadiidka Bada Xirsi Adan Rooble
29.Wasaarada
Hantida Qaranka iyo Qallabaynta Maxamed Isaaq Yaroow
30.Wasaarada
Dib u heshiisiinta iyo Jaaliyada Dibada Maxamed Cismaan Qudub
31.Wasaarada
Waxbarashada Muqtaar Maxamed Yuusuf
32.Wasaarada
Horumarinta Miyiga Saciid Xasan Shire
33.Wasaarada
Macdanta iyo Biyaha Axmed Maxamed Cabdi
34.Wasaarada
Tamarta Maxamed Sh Isaaq
35.Wasaarada
Lacagta Mire Xaaji Faarax
36.Wasaarada
Daryeelka Naafada iyo Agoonta Maxamed Jaamac
37.Wasaarada
Horumarinta Iskaashatooyinka Xuseen Maxamuud Musse
38.Wasaarada
Dhulka iyo Deegaamaynta Xuseen Cabdi Salaad
39.Wasaarada
Hidaha iyo Dhaqanka Khdiijo Maxamed Diiriye
40.Wasaarada
Cilmiga iyo Tijnoolajiyada Xussen Maxamed Xuseen
41.Wasaarada
Deegaanka iyo Maraynta Aafooyinka Maxamed Cali Daahiye
Wasiiru
Dowlayaasha
1.wasiiru
dowlaha araimaha dibada Ibraahin Sh Cali Xaafuun
2.wasiiru dowlaha xafiiska madaxweynaha Dr Qaalid Cumar Cali
3.wasiiru dowlaha xafiiska raiisul wasaaraha C/qaadir Xaaji Maxamuud
Dhaqane
4.wasiisu dowlaha Gaashaan dhiga Maxamuud Xareed
5.wasiiru dowlaha Baarlamaanka iyo Xukuumada C/rixmaan Adan Ibi
|